DEG DEG: Ninkii dilay gabadhii ardayada aheyd oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)

Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay ninkii fuliyey gabadhii ardayada aheyd ee Hibo Qaasim oo xalay lagu dilay deegaanka ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Hibo waxay shalay u dabaal dagtay natiijada imtixaanka dugsiga sare oo ay ku baastay balse saacado kadib farxadeedii waxaa soo afjaray nin burcad ah oo ka dhacayey Mobile ay wadatay, … Continue reading DEG DEG: Ninkii dilay gabadhii ardayada aheyd oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)